Buug

Horumarka Turkiga iyo Hoggaaminta Erdogan

“Waxaa Ilaahay mahadiis ah inuu daabacaadda ka soo baxay buugaygii ugu dambeeyey (Horumarka Turkiga & Hoggaaminta Erdogan). Waa cilmi baaris bilaabatay 2009, sannadkanna aan qoray. Buuggu wuxuu ka kooban yahay 10 cutub iyo hordhac iyo gabagebo, wuxuuna xoogga saarayaa horumarka iyo hoggaaminta, Turkiga iyo soomaaliya, Astaamaha hoggaamineed ee madaxweyne Erdogan, Tartanka adduunka, iyo sidee horumarku ku hirgalaa? (Dal kastaa si uu u hor maro wuxuu u baahanyahay hoggaamiye adag). (Dal aan hoggaamiye adag lahayni dhulka ayuu ku dhacaa), (Adduunku shan waa ka weynyahay). Waa oraahyo aan ka soo xigtey Madaxweyne Erdogan.”

Sh. M Idris, Ankara – TURKEY.

$15

Your cart is currently empty.

Return to shop

Scroll to Top
Scroll to Top

This website uses cookies to ensure you get the best experience on our website.